Salaadiin xukuumadda Somaliland uga digtay in ganacsade Axmed Cismaan Geelle loo gacan galiyo Jabuuti

0
49

Isniin, April, 01, 2019 (HOL)–Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Arab ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen waxaa ay uga digeen xukuumadda Somaliland in ganacsade Axmed Cismaan Geelle loo gacan galiyo dowladda Jabuuti.




SOURCE: Salaadiin xukuumadda Somaliland uga digtay in ganacsade Axmed Cismaan Geelle loo gacan galiyo Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.