Sanaag: Mid ka mid ah beelihii ku dirirayey deegaanka Ceel afweyn oo gaadiidii hubku u saarnaa ku wareejisay Somaliland

0
63

Sabti, Luulyo, 13, 2019 (HOL) – Mid ka mid ah labadii beelood ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Ceel afweyn ayaa dawladda ku wareejiyey gaadiidkii iyo hubkii sida sharci darada ah u haysteen.




SOURCE: Sanaag: Mid ka mid ah beelihii ku dirirayey deegaanka Ceel afweyn oo gaadiidii hubku u saarnaa ku wareejisay Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.