Saraakiil iyo dagaallamayaal al-Shabaab looga dilay gobolka Shabeellaha hoose

0
346

Talaado, September, 18, 2018 (HOL) –Ciidanka milateriga Soomaaliya ayaa weerar ku dilay 13 saraakiil iyo dagaalyahanno al-Shabaab ah, inta lagu jiray weerar ay ciidammada ku qaadeen inta u dhaxeysa deegaanka Jaziira illaa degmada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose.




SOURCE: Saraakiil iyo dagaallamayaal al-Shabaab looga dilay gobolka Shabeellaha hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.