Saraakiil Somalia ah oo dhoolatus Milliteri uga qeyb galaya Sacuudiga

0
65

Magaalladda Jidda ee ku taalla Galbeedka dalka Sacuudiga waxaa shalay ka furmay Dhoolatus Milliteri oo dhinaca Badda, oo ay ka qeyb galayaan Ciiddamo ka kala socda dalalka ku xeeran Badda Cas. Dhoolatuskaasi oo loogu magac daray Hirka Cas ee 1-aad ama (Red Wave 1) waxaa ka qeyb galayo Ciiddamo ka kala socda dalalka Sacuudiga, Sudan, […]




SOURCE: Saraakiil Somalia ah oo dhoolatus Milliteri uga qeyb galaya Sacuudiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.