Saraakiil Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray dalka Turkiga

0
410

Saraakiil Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray dalka Turkiga
Sabti, June, 09, 2018 (HOL)–Saraakiil Dhalinyaro Soomaali ah ayaa tababar loogu soo gabagabeeyay dalka Turkiga, halkaasoo muddo ku baranayeen casharo la xiriira heerarka iyo sharciyada kala duwan ee ciidamada leeyihiin.

READ MORE : Saraakiil Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray dalka Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.