Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka oo sheegay in ay bur buriyeen Saldhigyo Al-Shabaab qaraxyo ku diyaarinayeen

0
59

Ciidamada xoogga dalka soomaaliya ayaa howlgalo ka dhan ah  Al-shabaab ka bilaabay degaano iyo degmooyin  ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose. Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka gaar ahaan qeybta 12April oo ku hubeysan gaadiid dagaal  ayaa si wadajir ah ugu dhaqaaqay degaanada Al-shabaab kaga sugan yihiin Gobolkaas sida ay sheegeen saraakiisha howlgalka hoggaamineysa. Taliyaha ururka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka oo sheegay in ay bur buriyeen Saldhigyo Al-Shabaab qaraxyo ku diyaarinayeen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.