Sarkaal ka tirsan Ciidamada dowladda uu ku geeriyooday qarax ka dhacay Sh/Hoose

0
149

  Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka la geliyo ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhow degmada wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose sida dadka dadka deegaanka ay xaqiijiyeen. Sarkaal iyo laba askari ayaa dhintay, halka dhaawac uu soo gaaray lix askari, Sarkaalka dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi, wuxuuna ka mid ahaa Saraakiisha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sarkaal ka tirsan Ciidamada dowladda uu ku geeriyooday qarax ka dhacay Sh/Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.