Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo xukun lagu riday

0
18

Isniin, December, 16, 2019 (HOL)-xmed Cali Abuukar oo lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshiyaha Ururka Al-shabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa kooxda in uu kaga kireeyo guryo magaalada Muqdisho kuwooda xanuunsan iyo in uu uga wakiil ahaa xarumaha caafimaad ee magaalada Muqdisho oo uu ku lahaa wakaalad iyo kor joogtayn inta ay dib ugu noqonayaa maleeshyada.




SOURCE: Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo xukun lagu riday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.