Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta Puntland oo xalay Boosaaso lagu dilay

0
7

Jimco, December, 13, 2019 (HOL)-Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in rag bastoolado ku hubeysan xalay toogasho ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada Daraawiista Dowlad gobolleedka Puntland.




SOURCE: Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta Puntland oo xalay Boosaaso lagu dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.