(SAWIRO): Australia oo shaacisay magaca Haweeney Soomaali ku eedeysan inay ka tirsan tahay Daacish.

0
113

Warbaahinta dalka Australia waxay markii ugu horreysay baahiyeen magaca iyo sawirka Haweeney Soomaali oo lagu eedeynayo inay tahay xubintii ugu horreysay ee ku nool Koonfurta Australia oo ka mid noqota Kooxda Daacish. Zaynab C/raxmaan Khaliif oo ah Arday barata Kalkaaliye Caafimaad waxay Boliska Australia  ku qabteen bishii May ee sannadkii hore Kambaska Jamaacadda TAFE  oo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Australia oo shaacisay magaca Haweeney Soomaali ku eedeysan inay ka tirsan tahay Daacish.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.