(SAWIRO): Britain oo kordhinayso Taageeradda Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab.

0
158

Dowladda Britain waxay shalay ugu deeqday Hawlgalka AMISOM ilaa 47 gaadiidka Culus, kaasi oo la sheegay in lagu kordhinayo  Awoodda ay Ciiddanka AMISOM kula dagaalami karaan Xarakadad Alshabaab. Hdaal ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in gadiidka lagu wareejiyey ay ku jiraan cagafcagafyo, Baldoosaro iyo Gaadiidka wax lagu qaadi karo, laguna dejiyo ee For […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Britain oo kordhinayso Taageeradda Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.