(SAWIRO): Ciyaartoydii Xulka K/Cagta Kolombiya ee xalay khasaariyey Rigoorayaasha oo loo hanjabay.

0
448

Labadii Ciyaartoy ee Xulka dalkaasi ee xalay khasaariyey  Rigoorayaasha ayaa la sheegay inay heleen Hanjabaad ku aadan in la dili doono. Warbaahinta Bulshadda ayaana la soo dhigay hadalo aflagaado iyo Hanjabaad loo diray labadaasi Ciyaartoy oo lagu kala magacaabo Mateus Uribe iyo Carlos Bacca, kuwaasi oo aan dhalinin Rigoorayaashii ciyaartii ay xalay la yeesheen Xulka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Ciyaartoydii Xulka K/Cagta Kolombiya ee xalay khasaariyey Rigoorayaasha oo loo hanjabay.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.