Maayarkii magaalladda TANANUAN ee dalkaasi, ANTONIO HALILI ayaa saakayto toogasho lagu dilay, xilli uu ka qeyb galayey Calan-saarka. Maayarkaasi ayaa la sheegay inay hal xabbad laabta looga dhuftay, wuxuuna ku geeeiyooday Isbitaalka. Dabley aan la aqoonsan ayaa la sheegay inay Maayarka soo toogteen, mana kala cadda sababta loo dilay. Antonio Halili waxaa lagu eedeeyn jirey […]
READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Duq magaallo oo lagu dilay dalka Filibiin.