Sawiro:-Hay’adda IOM oo xafiis Cusub ka furatay Muqdisho

0
374

 Wasiirka Qorasheynta oo uu wehliyo Xoghayaha Joogta Wasaaradda iyo Madaxa Hay’adda muhaajiriinta Aduunka International Organization Immagracration (IOM) ayaa maanta si rasmi ah Xariga uga jaray Xafiiska Soomaaliya Hay’addan.   IOM Xafiiskeeda Soomaaliya ayaa in muda ah ku yaalay Dalka Kenya,halkaas oo shaqadeeda ay kaga Maamuli jireen, waxayna Sabab u tahay soo guurida IOM in ay […]




SOURCE: Sawiro:-Hay’adda IOM oo xafiis Cusub ka furatay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.