(SAWIRO): Is-qarxin uu ku geeriyooday Siyaasi Mucaarad ku ahaa Daalibaan-ta Pakistan

0
287

Boliska dalkasi waxay sheegeen in Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu xalay isku qarxiyey Dibadbax Doorasho oo ka socday magaalladda Pishwaar ee W/galbeed ee dalkaasi, iyadoo  ugu yaraan 14 qof ayaa geeriyootay, halka ugu yaraan 65 kalena ku dhaawacmeen qaraxaasi, Dibadbaxaasi oo ay soo qabanqaabiyeen Taageerayaasha Xisbiga Qaranka ee  waxaa lagu dilay Siyaasi lagu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Is-qarxin uu ku geeriyooday Siyaasi Mucaarad ku ahaa Daalibaan-ta Pakistan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.