(SAWIRO): Madaxweynaha Eritrea oo si diiran u soo dhaweeyey Ra’isul-wasaaraha Isbedel-doonka ee Ethiopia.

0
146

Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakayto ka degay Garoonka Diyaaradaha ee caasimadda dalka Eritrea ee Asmara. Madaxweynaha dalka Eritrea, Issias Efowerki iyo mas’uul badan waxay Ra’isul-wasaaraha Ethiopia si diiran ugu soo dhaweeyeen Garoonka. Telefishinka Dowladda Eritrea waxa uu baahiyey Labada Hoggaamiye oo Salaan Sharaf ka qaadanaya Ciiddanka Bandayda ee kku sugnaa Garoonka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Madaxweynaha Eritrea oo si diiran u soo dhaweeyey Ra’isul-wasaaraha Isbedel-doonka ee Ethiopia.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.