Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu sheegay inay Kalsooni-darro ka dhex jirto DFS iyo Maamul-gobaleedyadda, taasina ay caqabad ku tahay Dadaalka lagu doonayo Nabadda Somalia. Waxa uu intaasi ku daray in ay walaac xooggan ka qabaan Khilaafka gudaha ee u dhexeeya DFS IYO Dowlad-gobaleedyadda, wuxuuna sheegay inuu Khilaafkaasi caqabad kale ku noqonayo Hawlgalka AMISOM. […]
READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Madaxweynaha Kenya oo walaac xooggan ka muujiyey Khilaafka DFS iyo Maamul-gobaleedyadda.