Sarkaal ka tirsan Ciiddanka Cirka ee dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Sarreeye Guuto William Prendgast waxa uu hadalkaasi ka sheegay Munaasabad lagu soo gebagebeynayey Carbiskii Milliteri ee dhawaan lagu soo gebagebeeyey magaalladda Jinja ee dalka Uganda. William Prendgast oo ah Madaxa Wafdigii Milliteriga Maraykanka uga qeyb galay Carbiskii Ciiddamo ka socday dalalka Bariga Afrika iyo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Maraykanka oo sheegay in Ammaanka Soomaaliya muhiim u yahay Ammaanka Bariga Afrika.