(SAWIRO): Maxbuus Soomaali oo xabsi ku yaalla Maraykanka ilkaha looga siibay oo codsaday Magdhow Lacageed.

0
114

C/weli C/qaadir Muuse oo lagu naanayso Burcad-baddeedkii Soomaaliga ee Dhoola-caddaynayey” kuna xiran dalka Maraykanka ayaa la sheegay inuu dacwad u gudbiyey Maxkamadda Federalka ee dalkaasi, isagoo cabasho ka ah Dhakhtarka Ilkaha iyo 2 ka mid ah Shaqaalaha Caafimaadka ee ka hawl-gala Xabsiga uu ku xiran yahay ee TERRE HAUTE ee Gobalka Indiana ee dalkaasi. C/weli […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Maxbuus Soomaali oo xabsi ku yaalla Maraykanka ilkaha looga siibay oo codsaday Magdhow Lacageed.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.