(SAWIRO): Muwaadiniin Soomaali oo xashiish u gudbinayey Sacuudiga oo la qabtay.

0
346

Afhayeenka Ciiddanka Boliska Xuduudaha ee dalka Sacuudiga, Kolonel Saxar Bin Maxamed Al-xarbi ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Xashiishkii ugu badnaa oo bishan laga soo gudbin lahaa Goballadda Koonfureed ee dalkaasi. Waxa uu intaasi ku daray in ay qabteen 40 Eedeysanayaal, kuwaasi oo doonayey inay si qarsoodi ah 646 Kiilogaran oo Xashiish iyo Daroogo kale […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Muwaadiniin Soomaali oo xashiish u gudbinayey Sacuudiga oo la qabtay.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.