(SAWIRO): Nin iska dhigi jirey Gacaneey, kana dawarsada Waddooyinka Kampala oo la xiray.

0
132

Xeelladaha ay qaar ka mid ah dadka dawarsada adeegsadaan ayaa ah kuwo aan si fudud lagu ogaan Karin, maadaama uu qof kasta oo wax haysta u beer debco haddii ay arkaan dad masaakiin oo ka dhex tuugsanaya Xaafadaha iyo Suuqyadda. Laakiin, Caasimadda dalka Uganda ee Kampala waxaa dhawaan lagu qabtay Darwarsade been ah “A fake […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Nin iska dhigi jirey Gacaneey, kana dawarsada Waddooyinka Kampala oo la xiray.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.