(SAWIRO): Qoyska Marxuum Soomaali oo lagu dilay Kanada oo dacwad ku soo oogtay Boliska Ottawa.

0
64

Iyadoo 2 sanno ka wareegtay markii ay Boliska ka hawl gala Caasimadda dalkaasi ee Ottawa dileen Marxuum la oran jirey C/raxmaan Cabdi ayaa waxay dacwad ku soo oogeen 2-dii Askar ee dilka geysatay iyo Taliyaha Boliska Ottawa, waxayna Qoyskaasi codsadeen Magdhow Lacageed oo dhan 1.5 million oo Dollar. Dacwadaasi waxaa bishan July 17-dii loo gudbiyey […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Qoyska Marxuum Soomaali oo lagu dilay Kanada oo dacwad ku soo oogtay Boliska Ottawa.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.