(SAWIRO): Ra’isul-wasaaraha Ethiopia oo la kulmay Haweeneyda gacan-ku-samayska ee “Sofiya, the Robot”.

0
294

Gabadha caanka ee Gacan-ku-samaynta ee Sofiya ayaa la sheegay inay ugu dambeyn la kulantay Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed Ali, kadib, markii la helay qeybo ka mid ah jirkeeda oo lumay. Shandad ay ka buuxaan qalabkii Robot-ka waxay isbuucii hore ku lumen Garoonka Diyaraadaha ee magaalladda Frankfort ee dalka Jarmalka, taasi oo keentay in la kansal-gareeyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Ra’isul-wasaaraha Ethiopia oo la kulmay Haweeneyda gacan-ku-samayska ee “Sofiya, the Robot”.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.