(SAWIRO): Toogasho ka dhacday Toronto oo sababtay dhimasho iyo dhaawac.

0
617

Ugu yaraan 2 qof ayaa la dilay, 14 kalena wey ku dhaawacmeen Toogasho ka dhacday Degmadda Greektown  ee magaalladda Toronto ee dalka Kanada. Ninka weerarka geystay ayaa la sheegay inuu rasaas ku furay dad ku sugnaa Waddo aad mashquul u ahayd, halkaasi oo uu ku dilay Haweeney, kuna dhaawacay ugu yaraan 14-kale. Dadka la dhaawacay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (SAWIRO): Toogasho ka dhacday Toronto oo sababtay dhimasho iyo dhaawac.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.