Sawirr:-Ciidanka Booliska Soomaaliya oo loo aqoonsaday kuwa ugu wanaagsan Q. Afrika

0
489

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo arrimo shaqo u jooga dalka Mareykanka, ayaa ka qeyb galay Shir ay isugu yimaadeen Guddiga ugu sarreeya ee Maamula Ciidanka Booliska Aduunka oo lagu Magacaabo “Pearls”. Shirkaasi, ayaa waxaa lagu Casuumay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Waxaana Soomaaliya ay noqotay Dawladda Kaliya ee Afrika ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirr:-Ciidanka Booliska Soomaaliya oo loo aqoonsaday kuwa ugu wanaagsan Q. Afrika

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.