Sawirro:-11 Ruux oo laga soo badbaadiyey Diyaarad ku dhacday Magaalo…

0
290

Ilaalada xeebaha ee Maraykanka ayaa badbaadiyay 11 ruux ka dib markii ay dhacday diyaaraddii ay saarnaayeen oo maraysay buurta Mount Jumbo ee gobolka Alaska ee dalka Maraykanka. Qofna kuma dhimanin shilkaas balse dhawr ruux ayaa ku dhaawacantay ka dib markay diyaaradoodii dhacday. Labo diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca ah ayaa laga hawlgaliyay buurta Mount […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-11 Ruux oo laga soo badbaadiyey Diyaarad ku dhacday Magaalo…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.