Sawirro:-41 Sanno kadib Diyaarada Itoobiya Airlines oo ka soo degtay Muqdisho

0
49

Duulimaadkii ugu horeeyay ee toos ah 41 Sanno kadib ayaa Maanta dib ugu bilaawday Muqdisho iyo Adis Ababa oo ah Caasimadda dalka Itoobiya. Diyaarada Itoobiya Airlines duulimaadkeedii ugu horreeyay ee gancsi ah ayaa Maanta oo Jimco ah waxa ay ka soo degtay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho. Qorshaha diyaarada Itoobiya Airlines ay Maanta ku […]




SOURCE: Sawirro:-41 Sanno kadib Diyaarada Itoobiya Airlines oo ka soo degtay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.