Sawirro:-Abaanduulaha Ciidanka xooga oo booqday Ciidamo loo diyaariyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

0
501

Abaanduullaha Ciidanka Gen Odowaa Yuusuf Raage oo ay Wehlinayeen taliyaha Guutada 7aad Col Xassan Maxamed Abuukar ayaa Maanta Kormeer waxa ay ku tageen Difaacyada Ciidanka Xooga Dalka Somaliyed Ee Duleedka Dagmada Afgooye Ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Kormeerka ayaa ahaa  mid ay ugu  kuur gelayeen  Xaaladda Ciidanka Xoogga Dalka eek u jira difaacyada ee Gobolada dalka […]




SOURCE: Sawirro:-Abaanduulaha Ciidanka xooga oo booqday Ciidamo loo diyaariyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.