Sawirro:-Abaanduulaha Ciidanka xoogga oo kulan la qaatay Maamulka D/Buulo-Burde

0
46

Guddoomiyaha Degmada Bula Burde Mudane Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa maanta Xafiiskiisa Xarunta Degmada ku qaabilay Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage oo howlo shaqo ku jooga Buula Burde. Abaanduulaha iyo Guddoomiyaha ayaa ka wada hadlay sidii Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee halkaasi ku sugan ay uga qeyb qaadan lahaayeen Xoojinta amniga […]




SOURCE: Sawirro:-Abaanduulaha Ciidanka xoogga oo kulan la qaatay Maamulka D/Buulo-Burde

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.