Sawirro:-Abaanduullaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeerkii ugu Horeeyay ku tagay Degmo laga saaray Al Shabaab

0
66

Abaanduullaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar  iyo saraakiil kale, ayaa booqday furumaha ee dagaalka magaalada Marko ee Xarunta gobolka Sh/hoose. Gen. Odowaa, ayaa mid mid u kormeeray difaacayada Ciidanka Xoogga dalka ay ku leeyihiin magaalada Marko, waxaana uu xog wareystay  Ciidanka halkaasi ku sugan, iyaggoo […]




SOURCE: Sawirro:-Abaanduullaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeerkii ugu Horeeyay ku tagay Degmo laga saaray Al Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.