Sawirro:-Afhayeenka Jabhadda ONLF oo gaarey Magalada Adis Ababa

0
67

Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya waxaa Galabta soo gaaray  wafdi uu hoggaaminayey Afhayeenka Jabhadda ONLF Cabduqaadir Hirmooge (Cadaani) Afhayeen Cadaani oo maalmahaan ku sugnaa Magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa Adis Ababa ku soo dhaweeyey Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Itoobiya iyo Xubno kale. Inta uusan tegin Galabta Adis Ababa ayuu saakey […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Afhayeenka Jabhadda ONLF oo gaarey Magalada Adis Ababa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.