Sawirro:-AMISOM iyo jubbaland oo isku-raacay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

0
128

  Magalada Kismaayo ee xarunta Dowlad goboleedka Jubbaland waxaa maanta kulan ku yeeshay Saraakiil ka socotay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM kuwaas oo Maanta gaarey Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Kulanka oo ka dhacay Guriga Martida ayaa waxaa ku sugnaa Madaxweyne Ku-Xigeenka Koobaad ee dowlad-goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan Madaxa Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-AMISOM iyo jubbaland oo isku-raacay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.