Magalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo Madaxa Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya,dhowr todobaad kadib markii AMISOM garoonka Muqdisho ku xayireen guddoomiyaha Aqalka Sare Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo ay wehlinayeen labadiisa ku xigeen iyo Madaxa Midowga Afrika Francisco Madeira ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka labada […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-AMISOM oo sharaxday xayiraadii Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Garoonka Muqdisho