Sawirro:-Askari Somali-Maraykan loo heyso dilka Haweeney Australian ah oo la Maxkamadeyn doono

0
370

Askarigaasi oo lagu magacaabo Maxamed Nuur ayaa sheegay  inuu adeegsan doono Istaraatijiyad uu kuwo kale ku difaacayo, marka ay Dacwadiisa bilaabantay bisha April kowdeeda ee sannadkan. Askariga ayaa waxa uu ku eedeysan yahay inuu toogasho ku dilay Haweeney u dhalatay dalka Australia oo lagu magacaabo Jastin Daamond Ruskasayk bishii July 15-dii ee sannadkii 2017-kii. Qareenadda […]




SOURCE: Sawirro:-Askari Somali-Maraykan loo heyso dilka Haweeney Australian ah oo la Maxkamadeyn doono

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.