|

Sawirro:-Askarta Yuhuudda oo toogasho ku dilay Gabar Reer Falastiin

Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Falastiin ayaa xaqiijisay inay Askarta Yuhuuda ay saakayto toogasho ku dileen Gabar Falastiiniyad ah oo la oran jirey Samaah Saahir Mubaarak oo 16-jir ahayd. Askarta Yuhuudda ayaa la sheegay inay Gabadhaasi ku toogteen Bar Kontorool oo lagu magacaabo Al-zaayim oo ah dhabaha laga galo  dhulalka dadka Yuhuudda sida sharci-darradda loo dejiyey […]




SOURCE: Sawirro:-Askarta Yuhuudda oo toogasho ku dilay Gabar Reer Falastiin

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application