Sawirro:-Axmed Madoobe oo Awoodiisa Ciidan kusoo bandhigay Magalada Kismaayo

0
556

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Ciidamo isku dhaf ah oo loo diyaarinayo xoraynta Gobolka Jubbada Dhexe iyo isku furista Degmooyinka Gobolka Jubbada Hoose kuwaas oo waayadii u danbeeyay tababar iyo isku habayn lagu waday. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan Taliyayaasha Ciidamada ugu Sareeya iyo qaar kamid ah Masuuliyiinta Jubbaland waxaa […]




SOURCE: Sawirro:-Axmed Madoobe oo Awoodiisa Ciidan kusoo bandhigay Magalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.