Sawirro:-Axmed Madoobe oo booqday Ciidamo loo diyaariyay dagaalka Shabaab

0
439

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka khudbad u jeediyay Ciidamada u diyaar garoobaya howlgalka xoraynta Jubbada Dhexe oo ay kamid yihiin Ciidamadii ka howlgalayay aaga Degmada Afmadow kuwaas oo uu sheegay in shaqo wanaagsan ay qabteen Cadowgana ay u diideen in ay deegaanka soo holiyaan Madaxweynahu wuxuu sheegay in ay dadaalkooda […]




SOURCE: Sawirro:-Axmed Madoobe oo booqday Ciidamo loo diyaariyay dagaalka Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.