Sawirro:-Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiisha hoggaamineysa dagaalka Shabaab looga saarayo Jubbada Dhexe

0
268

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) oo weli ku sugan degmada Afmadow ayaa kulan la qaatay laamaha Amniga degmooyinka Qooqaani iyo Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Kulanka ayaa lagaga hadlayay dardar galinta howlgalka xoraynta Gobolka Jubbada Dhexe oo ay hadda Maamulana dagaalmayasha Al-Shabab,hayeesheeMaamulka Jubbaland uu u diyaar garoobayo sidii uu uga saari lahaa. Sidoo […]




SOURCE: Sawirro:-Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiisha hoggaamineysa dagaalka Shabaab looga saarayo Jubbada Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.