|

Sawirro: Axmed Madoobe oo maxkamad soo taagay askartii ka hor-timid (Aqri)

Kismaayo (Caasimada Online) – Askar ka tirsaneyd ciidamada maamulka Jubba oo lagu eedeeyay inay amni darro ka wadeen magaalada Kismaayo oo dhowaan lagu qabtay dagaal dhex maray ciidamada maamulka ayaa maanta la soo taagay maxkamad ciidan.Dacwad lagu soo oogay askartan ayaa waxa dhageystay Maxkamada ciidamada maamulka Jubbaland, waxaana 13 askari oo ka tirsana Ciidamada Jubaland inay ku Hhshiiyeen fal Dembiyeed halis ku ah nabadgelyada.Mid ka mida askartan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Cumar Cabdulalahi lagu soo eedeeyay inuu si bareer ah dil ugu geystay Nabadoon Xasan Goolow Muxumed, iyo askariga kale ee Cabdifatax Axmed Aadan oo lagu soo eedeeyay inuu gacan ku siiyey dilka nabadoonka.Askarta kale ee lasoo eedeeyay waxaa ka mida:Labo xiddigle Aadan Dhuubow IbraahimMaxamed Muxumed XaadCabdi Cali Carte Qalinle, oo ka tirsan Ciidamada Booliska,Nabadsugidda iyo Daraawiishata Jubbaland.wejiga labaad ee dhageysiga dacwada ayaa loo ballamay 6-da Novembar




SOURCE: Sawirro: Axmed Madoobe oo maxkamad soo taagay askartii ka hor-timid (Aqri)

DAAWO WAREYSI IYO JAWAAB UU M. FARMAAJO KA BIXIYEY

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application