Sawirro:-Baaritaan Shaqo oo lagu bilaabay Hoggaanka Cusub ee Kastamka Canshuuraha Dekada Muqdisho

0
434

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer ku tegay dekadda Muqdisho ayaa u kuur-galay habsami u socodka howsha dekadda. Ra’iisul wasaaraha oo kormeerkiisa ku tegay qaybaha ka duwan ee dekadda ayaa maamulka dekadda, taliska booliiska iyo madaxa cusub ee canshuurta dekadda ku boorriyay in ay dar-dar geliyaan shaqada, qayb waynna […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Baaritaan Shaqo oo lagu bilaabay Hoggaanka Cusub ee Kastamka Canshuuraha Dekada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.