Sawirro:-Banaanbax ka socda Magaalada Gaalkacyo

0
56

Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa haatan ka socda Banaanbax ay dhigayaan Dhalinyaro farabadan iyo Ganacsatada ku nool Koonfurta Magalada Gaalkacyo. Dadka banaanbaxa dhigaya ayaa waxa ay ka cabanayaan Kooxo hubeysan oo Gaadiid ay leeyihiin dad Ganacsato ah ku xanibay duleedka Magalada Gaalkacyo,kadib isbaarooyin la soo dhigay deegaanadaas. Banaanbaxayaasha ayaa ayaa waxa ay dhagxaan […]




SOURCE: Sawirro:-Banaanbax ka socda Magaalada Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.