Sawirro:-Booliska Soomaaliya oo Muqdisho ku toogtay rag hubeysan

0
113

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay howlgal gaar ah ka sameeyeen Isgoyska Buur Cali Janaale oo ah mid kala qeybiya degmooyinka Kaxda iyo Dharkeenley,iyaga oo ku baadi goobayey rag burcad ah oo dadka dhac u geysanayey. Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa waxa ay Warbaahinta u sheegeen in intii ay […]




SOURCE: Sawirro:-Booliska Soomaaliya oo Muqdisho ku toogtay rag hubeysan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.