Sawirro:-Boqolaal qof oo isugu jira Somali iyo Ajaanib oo ku xayiran Garoonka diyaaradaha Nairobi

0
329

Garoonka Jomo Kenyatta International Airport ee magaalladda Nairobi ayaa la sheegay inay ku xaniban yihiin boqolaal rakaab ah oo ka dhoofi lahaa Garoonkaasi. Shaqaalaha Garoonka ayaa ku dhaawaaqay shaqo-joojin, iyadoo Ciiddanka Boliska ee ka-hortaga rabshadaha loo soo daad-gureeyey si ay u kala cayriyaan shaqaalaha gadoodsanaa. Dadka Rakaabka ah ee ku xariyan Garoonka Jomo Kenyatta ayaa […]




SOURCE: Sawirro:-Boqolaal qof oo isugu jira Somali iyo Ajaanib oo ku xayiran Garoonka diyaaradaha Nairobi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.