Sawirro:-Cabdi Kariin Qalbi-Dhagax oo kusii jeeda dalka Kenya

0
326

Cabdi Kariin muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Madaxda Jabhada ONLF dhawaana laga soo daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya ayaa ku wajahan Magalada Nairobi ee dalka Kenya. Sawirro laga soo qaaday Cabdi Kariin Qalbi Dhagax isaga oo ku sugan qeybta VIP-da ee ay ku nastaan dadka madaxda ah ee garoonka diyaaradaha Bole ee […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Cabdi Kariin Qalbi-Dhagax oo kusii jeeda dalka Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.