Sawirro:-Cabdi Kariin Qalbi-Dhagax oo lagu soo dhaweeyay Jigjiga

0
46

Magalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka waxaa Maanta lagu soo dhaweeyay Cabdi Kariin Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF. Qalbi-Dhagax ayaa horay dowladda Soomaaliya ugu dhiibtay Itoobiya,hayeeshee uu cafis u fidiyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed sidaasina lagu soo daayay. Magalada Jigjiga ayaa Maanta siweyn loogu soo dhaweeyay Qalbi-Dhagax,waxaana soo dhaweyntiisa ka […]




SOURCE: Sawirro:-Cabdi Kariin Qalbi-Dhagax oo lagu soo dhaweeyay Jigjiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.