Sawirro:-Cayaarta kama dambeysta ah ee Degmooyinka G/Banaadir oo xili habeen ah la qabanayo

0
324

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan wadatashi ah oo looga hadlayay mudeynta tartanta Finalka ee Cayaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir kula yeeshay xarunta Dawladda Hoose bahda Cayaaraha heer Gobol iyo heer Qaran. Kulanka ayaa waxaa lagu go’aamiyey in habeenka Isniinta ah ee 24-ka bishan la qabto dhammaadka tartanka […]




SOURCE: Sawirro:-Cayaarta kama dambeysta ah ee Degmooyinka G/Banaadir oo xili habeen ah la qabanayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.