Sawirro:-Ciidamada Ammaanka oo joojiyay Siminaar u socday Xisbiga Wadajir

0
418

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta joojiyay Siminaar uu soo qaban qaabiyay Xisbiga Wadajir kaas oo  ka socday Hotelka Maka Almukarama ee Magalada Muqdisho. Siminaarkaan ayaa shalay soo bilaawday,waxana uu ahaa mid dhalinyarada ka tirsan Xibsiga Wadajir lagu barayay hoggaaminta iyo wacyiga Siyaasada ee markaasi lagu jiro. Maanta oo Isniin ah ayaa la filayay in lasoo […]




SOURCE: Sawirro:-Ciidamada Ammaanka oo joojiyay Siminaar u socday Xisbiga Wadajir

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.