Sawirro:-Ciidamada Ammaanka oo toogtay nin dilay Darawal Mooto Bajaaj

0
363

Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Degmada Kaaraan ee Gobolka ayaa toogtay Askari ka tirsanaa Ciidamada,kaasi oo dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa. Waxaa la sheegay in uu dilka kahor muran dhex maray askariga iyo darawalka bajaajlaha ah ee la dilay,isla markaana askariga uu xabad Madaxa kaga  ku dhuftay. Askariga dilka u geystay Darawalka mooto Bajaajle ahaa […]




SOURCE: Sawirro:-Ciidamada Ammaanka oo toogtay nin dilay Darawal Mooto Bajaaj

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.