Sawirro:-Ciidamada Kenya oo bur buriyay Xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

0
526

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa wax ay sheegayaan in Xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta hormuud ay bur buriyeen Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa Kenya oo halkaasi ka howlgalla. Xaruntaan la bur buriyay ayaa ku taalla deegaanka Cali Buuley oo 30km dhinaca waqooyi uga beegan degmada dhoobley ee Gobolka Jubbada […]




SOURCE: Sawirro:-Ciidamada Kenya oo bur buriyay Xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.