Sawirro:-Ciidamo iyo Gaadiidka dagaalka oo gaaray deegaanka Tukaraq

0
139

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay ay halkaasi ku sii qul qulaayan Ciidamo aad u farabadan oo wata gaadiidka dagaalka. Warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo aad u farabadan oo ka yimid Magalada Khardho ay gaareen deegaanka Tukaraq,kuwaas oo ah […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Ciidamo iyo Gaadiidka dagaalka oo gaaray deegaanka Tukaraq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.